Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Qeyb-galay Ciyaartii Kama Danbaysta Ahayd Ee Koobka Kubbadda Koleyga Oo Xalay Xulka Maroodi Jeex Kaga Guulaystay Xulka Gobolka Saaxil”
November 15, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo caawa ka qeyb-galay Ciyaartii kama danbaysta ahayd ee Koobka Kubbadda Kolayga oo ka dhacday garoonka Tima-cade ee Caasimadda Hargeysa, waxaana ay ciyaartaasi dhexmaraysay Gobollada Maroodi-jeex iyo Saaxil.

