berberatoday.com
Shir Lagaga Hadlayo Horumarinta Tiknoolajiyada Jsl Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Madax Kala Duwan Oo Ka Qaybglay,
November 15, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirka Tiknoolajiyada Somaliland Oo ay soo agaasintay wasaarada isgaadhsiinta technolajiyada jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo laga hadli doono ka faa,iidaysiga technolajiyada casriga ee aduunku gaadhay iyo horumarinta dadka leh xirfadahan Ee ICTga.

Waxaana shirkan ka qaybgalay Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), wasiiro katirsan xukuumada,shirkadaha isgaadhsiinta ee Somaliland iyo diblamaasiyiin ka socday safaarada dalka tiawan oo ku leeyahay somaliland.

Wasiirka wasaarada isgaadhsiiinta iyo technolajiyada jsl Dr Cabdiwali sheikh cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa   augu horay faah faahin ka bixiyay muhiimada shirka Tiknoolajiyada Somaliland iyo waxyaabaha diirada lagu saarayo iyo mudada uu socon doono.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews