berberatoday.com
Gobolka Daadmadheedh Oo Ku Guulaystay Koobkii Horyaalka Gobolada Somaliland Gobolka Maroodijeexna Garaacay”Daawo Muuqal
November 16, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xulka Gobolka Daadmadheedh ayaa Ku Guulastay koobkii hopryaalka Gobolada Somaliland oo bishii udanbaysay ka socday Garoonka Kubada Cagta Caasimada Somaliland ee Hargeysa waxaanay Natiijo 2 Gool iyo 1 ah kaga badiyeen Xulka Gobolka Maroodijeex waxaana labada goob ukala saxeexay Xulka Gobolka Daadmadheedh ciyaartoyada Kala ah Wardi iyo Khadar Halka uu Goolka Madiga ahna Usaxaeexay Caasimada Ciyaartoyga Koofindhe.

Koobkan oo kii 8aad ee Gobolada Somaliland ayaa waxa uu noqonayaa markii koowaad ee Gobolka Daadmadheedh hanto ama qaado.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews