Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Raysal Wasaaraha Itoobiya Ugu Baaqay In Uu Joojiyo Dagaalka Uu Ku Qaaday Gobolka Tegreyga, “
November 16, 2020 - Written by admin
“Raysal-wasaaraha Itoobiya, Waxaanu Leenahay Raysal-Wasaare Isma Qabtaan Waxaan Helay Biladdii Nabadda Iyo Dagaal Ayaan Ku Qaadayaa Dad Umaddayda Ka mid Ah Oo Aan Leeyahay Khasab Isku Dhiiba”Gudoomiyaha xisbiga Ucid.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalka ka socda Waqooyiga dalka Itoobiya ee u dhexeeya Ciidammada Dawladda Federaalka ah Ee Itoobiya iyo Xooggaga Gobolka Tigreega Ee TPLF.
