berberatoday.com
Xus Baroordiiq Ah Oo Hargeysa Loogu Sameeyay Askartii Dawlada Ingiriiska Kaga Dhimatay Dagaalkii Koowaad Ee Aduunka Iyo Masuuliyiin Xukumada Katirsan Oo Ka Qeyb Galay
November 16, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa lagu qabtey xus loogu baroordiiqayo ciidankii kaga dhintey dagaalkii koowad ee adduunka dawlada Ingiriiska.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe, Safiirka Somaliland ee Kenya Ambassador Bashe Cawil Xaaji Cumar, Ergeyga wada Hadalada Somaliland iyo Soomaliya Dr’s Adna Aadan masuuliyiin ay ka mid ahayeen ayaa ka qayb galey baroordiiqdan oo Hargeysa lagu qabtay.
Xuskan ayaa waxa soo qabanqaabiyay Wakiilka Somaliland Ujooga Dawlada Ingiriiska iyo Masuuliyiinta Xafiiskooda Hargeysa.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews