Abiy Ahmed” Wuxuu Dhamaaday Waqtigii Loo Qabtay In Ay Isku Soo Dhiibaan Jabhada TPLF
November 17, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay in uu soo dhamaaday waqtigii loo qabtay inay isku soo dhiibaan maleeshiyaadka iyo ciidamada TPLF ee weli la dagaalamaya ciidamadiisa.
