berberatoday.com
Alle Ha Unaxariisto Cumar Carte Qaalib Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
November 18, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha unaxariistee waxaa goordhaweyd magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ku geeriyooday siyaasigii weynaa ee Cumar Carte Qaalib.

Cumar Carte Qaalib ayaa mudo dheer u jiifay xanuun soo wajahay isagoona maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa gaar ahaan Cisbataalka Haldoor ee Dr Gaboose.

Ale ha u naxariistee siyaasi Cumar Carte Qaalib ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dowladii burburtay ee Soomaaliya isagoona mar noqday Raysal Wasaare.

Waxaana uu sidoo kale Cumar Carte Qaalib ayaa utartamaya Madaxweynenimada Somaliland shirkii Borama sanadkii 1993-kii waanu ku guuldaraystay  sidoo kale waxa uu mar labaad Madaxtinimada Somaliland utartamaya ka dib geeridii ku timid Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal sanadkii 2002dii Markaasna wax guula kamuu gaadhin.

Marxuumka ayaa sanadkii 2018ka usoo guuray Hargeysa isaga oo mudo dheer ku noolaa dalka Sucuudi Carabiya.

Taariikh nololeedka Marxuum Cumar Carte Qaalib goordhow ayaan idiin soo gudbin doonaa….

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews