Alle Ha Unaxariisto Marxuum Suldaan Maxamed Maxamud Xandule(Indha Case) Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
November 18, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle SWT Ha Unaxariisto Marxuum Suldaan Maxamed Maxamud Xandulle oo ku magac dheeraa Indhacase oo Caawa Hargeyasa Ku Geeriyooday,
Marxuumka ayaa ugeeriyooday xanuun uu ujiifay bilihii udanbeeyay oo asiibay.
Marxuum Suldaan Maxamed Maxamud Xandulle Indhacase ayaa kamid ahaa Salaadiinta caanka ah ee Somaliland waxaanu deegaan ahaan kasoo jeeday Gobolada. Togdheer Saaxil Iyo Maroodijeex oo beelaha uu Suldaanka uyahay deegaan kayihiin.
