Hogaamiyayaasha Afrika Oo Wada Dedaalo Lagu Joojinayo Dagaalka Itoobiya Iyo Gobolka Tigreyga.
November 18, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah hogaamiyayaasha qaarada africa ayaa doonaya dadaalo ay ku dhex dhexaadinayaa dawlada fadaraalka itoobiya iyo ismaamulka tegreega oo maalmihii udanbeeyay uu dhex marayay dagaalo lagu hoobtay