berberatoday.com
Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Gaadhay Deegaanka Jaamac Dubad,Kana Hadlay Dadkii Shacabka Ahaa Ee Xasuuqa Loo Gaystay”Daawo Muuqal
November 25, 2020 - Written by admin

Jamac Dubad(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka itoobiya Mustafe Muxumed Cumar(Mustafe Cagjar)- iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii ugu danbaysa booshaqo ku maray deegaanada teedsan xuduudka ay wadaagaan Somaliland ee ismaamulka somalida ayaa gaadhay deegaanka Jaamac Dubad oo taliskii Cabdi Ilayn ku xasuuqday dad shacab ah isagoo ka hadlay dhacdadaa lagu xasuuqay dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan.

Sidoo kale madaxwayne cagjar oo kulan la qaatay bulshada ku dhaqan deegaanka jaamac dubad ayaa balan qaaday in sharciga la horkeeni doono dadkii xasuuqay dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews