Madaxweynaha Somaliland Oo Wasiirkiisa Maaliyadda U Diray Dalka Koonfur Afrika
November 25, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Wasiirkiisa Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire u diray Dalka Koonfur Afrika.