Siyaasi Cali Warancadde Oo Sheegay In Talo Xumadii Iyo Damacii Farmaajo Kusoo Biyo Shuban Doono Laba Arimood Mid Uun.
November 25, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Warancadde Oo kamida ruug-cadaaga siyaasada ee Somaliland isla markaasina Mudo dheer kusoo jiray siyaasada, oo ka faalooda arimaha taagan ee khuseeya siyaasada Geeska, ayaa qoraal mugle oo ugu kaga hadlaayo xaalada murugsan ee doorashada dalka Soomaaliya, oo uu ku baahiyey, boga uu ku leeyahay barta bulshadu ku xidhiidho ee Facebook-ga, ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-
