Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Siday U Aragto Hadal Ka Soo Yeedhay Raysal-wasaaraha Soomaaliya.
November 25, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay aragtideeda ku waajahan hadal dhawaan ka soo yeedhay Raysal-wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, kaasi oo ku saabsan in dib loo anbaaqadayo wada-hadalladii hakadka galay ee labada dal u dhexeeyey iyo mucaawinooyinka Beesha Caalamku Somaliland.
