Ruushka Oo Ku Baaqay In Deg-deg Dib Loogu Bilaabo Wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya
November 26, 2020 - Written by admin
New York(Berberatoday.com)-Dawladda Ruushka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay Wada-hadalladii hakadku ku yimid ee u socday Dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya.