In Ka Badan 600 Neef Oo Ku Dhintay Iyo Khasaare Kale Oo Ka Dhashay Dufaanti Ku Dhufatay Xeebaha Somaliland.
November 27, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haayada ka hortaga aafooyinka qaranka iyokaydka raashinka ayaa faah faahin ka bixisay khasaarha ka dhashay roobab ay keentay duufaan xeebaha Somaliland ku dhufatay.
