Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay In TPLF Doonayso Inay Addis Ababa La Yeelato Xidhiidh La Mid Ah Midka Hargeysa Iyo Muqdisho,
November 28, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa sheegtay in Madaxda TPLF ay doonayso inay Addis Ababa la yeelato xidhiidh la mid ah midka Muqdisho iyo Hargeysa oo ah laba Dal oo kala duwan.
