berberatoday.com
Kumanaan Ka Tirsan Ciidamada TPLF Ee Kililka Tigreyga Oo Isdhiibay Hubkiina Dhigay
November 28, 2020 - Written by admin
Mekelle(Berberatoday.com)-Kumanaan ka tirsan maleeshiyada kooxda TPLF oo hubkii dhigay waxayna si nabad galyo ah isugu dhiibeen Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya.
Isuduwaha Warbaahinta ee Jabhadda Woqooyi Galbeed, Korneel Abate Nigatu ayaa sidaas yidhi.
Taliska TPLF wuxuu iska caabin kari waayey talaabada ay qaadeeen Ciidamada Kala Duwan ee Qaranka Itoobiya marka laga soo tago dacaayad been ah. Sida laga soo xigtay kornayl Abate, maleeshiyada junta ayaa burburiyey kaabayaashii dhaqaalaha iyaga oo u cararaya magaalada Mekelle kadib hawlgalkii sharci fulinta ee aan la iska caabin karin ee ay sameeyeen ciidanka qaranku.
Ciidanka ayaa ilaa hada ku sii siqaaya dhulka Ismaamulka Tigreega waxayna gacanta ku hayaan aagag badan oo ka tirsan gobolka, ayuu raaciyay. Iyada oo ay jirto xaqiiqdaas, haddana dacaayada taliska TPLF uu gabi ahaanba yahay mid aan sal lahayn, ayuu Kornaylku raaciyay.
Mawliid Maxamed Siciid.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews