berberatoday.com
Kusimaha Xoghayaha Difaaca Ee Dalka Maraykanka Oo Booqasho Aan Hore Loo Shaacin Ku Yimid Muqdisho.
November 28, 2020 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Sii Hayaha Xoghayaha gaashaandhiga Dalka Mareykanka Christopher Miller ayaa booqasho aan hore loo shaacin maanta ku yimid Magaalada Muqdisho, isagoo noqonaya mas’uulkii u horeeyay Ee Wasaaradda Difaaca Mareykanka ka socda oo booqasho ku Yimaada Soomaaliya.

Miller ayaa muddo saacado ku sugnaa Muqdisho, gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha oo uu kula kulmay xubno ka mida Ciidamada Mareykanka,, sida ay shaacisay CNN.

Xoghayaha Difaaca Mareykanka ayaa ka soo safray Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Jabuuti, waxaana imaatinkiisa Muqdisho ku soo aaday, iyadoo Maamulka Trump uu shaaciyay Inuu Soomaaliya kala baxayo Ciidamada ku sugan Soomaaliya Oo gaadhaya ku dhowaad 700 askari.

Mareykanka ayaa Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ka Taageera dhanka tababarada iyo la dagaalanka Al-Shabaab, Iyadoo howlgalada ay fuliyaan diyaaradaha aan duuliyaha Laheyn ee Drones ku beegsadaan xubnaha sare ee Al-Shabaab.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews