berberatoday.com
Qarax Miino Oo Lala Beegsaday Maareyaha Dekeda Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
November 28, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qarax miino ayaa saakay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir lagula eegtay gaari uu la socday maareeyaha dekedda Muqdisho.
Goobjoogayaal ayaa sheegay qaraxan oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ay ku dhaawacmeen labo ruux oo ka mid ahaa ilaalada maareeyaha.
Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Qaraxan lala eegtay maareeyaha ayaa imanaya xili habeennimadii xalay qof isa soo miidaamiyay uu weerar ku qaaday goob maqaaxi oo ay ku dhinteen siddeed ruux dhalinyarro ah.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews