Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay Gudi Midowga Africa Ka Socota Oo Ku Hawlan Dhex Dhexaadinka Dagaalka Tigreeyga.
November 28, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha dalka itoobiya ayaa manta xafiiskiisa ku qaabiley gudi midowga Africa usaaray wada hadal laga galo dagaalka dawlada itoobiya ku hayso ismaamulka tigreega oo kumanaan kun ku nafwaayeen halka kuwo kalena ay ku barakaceen/.
