Dawlada Faransiiska Oo Qaadaysa Talaabo Kale Oo Islaamka Ka Dhan Ah Iyo Dareenka Ka Dhalan Kara
December 3, 2020 - Written by admin
Paris(Berberatoday.com)-Dowladda Faransiiska ayaa qaadeysaa tallaabo aan horey loo arag oo ka dhan ah masaajidda looga shakiya inay dhiirigelinayaan fikradaha xagjirka ah.

Wasiirka arrimaha gudaha Faransiiska Gerald Darmanin ayaa sheegay in 76 masaajid la beegsan doono maalmaha nagu soo aadan, waxaa dhici kartaa in qaar kamid ah masaajiddaas la xidho.