berberatoday.com
Muqdisho”Nin Hooyadii Toorreey Ku Dilay Isagiina Ciidamada Boolisku Toogteen Kadib Markii…..
December 3, 2020 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Dhacdadan oo intii ka war-heshay aad uga argagaxeen ayaa Nin magaciisa lagu sheegay Cabsiiye Caddaan waxaa uu torreey ku dilay Hooyadii gurigooda oo ku yaala degmada Kaaraan meel aan ka fogeyn isbitaalka Keysaney ee magaalada Muqdisho.

Gacan ku dhiiglaha ayaa la sheegay in muddo dheerba uu dalbanayay in loo iibiyo guri dhaxal ahaa oo laakiin hooyadii ay ka diiday dalabkiisa taasoo keentay markii danbe uu nafta dhaafiyo.

Waxaa sidoo kale dhacdadan ku dhaawacmay wiil la dhashay gacan ku dhiiglaha iyo qof kale oo ay daris ahaayeen oo u soo gurmaday in ay ka badbaadiyaan marxuumada.

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo markii danbe goobta taggay ayaa toogasho ku dilay Cabsiye Caddaan kaddib markii uu isku dayay in uu ciidamada ku weerarro toorreydii uu ku dilay hooyadii.

Dhacdooyinka noocan ah ayaa ku badan magaalada Muqdisho iyo qeybaha kale ee dalka iyadoo dhawaan gobolka Shabeellaha Hoose la sheegay in gacanta lagu dhigay Nin Aabihii dil u geystay, waxaana dhamaan dadka falalka noocan ah ku kaca lagu dilmaa in ay yihiin kuwo ay balwadu madaxmartay oo isticmaala waxyaabaha maanka dooriya.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews