Wershad Sonkorta Soosaarta Oo China Uu Maalgeliyey Itoobiya-na Kutaala Oo La Duqeeyay Iyo Khsaaraha Gaadhay
December 3, 2020 - Written by admin
Mekkele(Berberatoday.com)-Shiinaha ayaa 630 ka mid ah muwaadiniintiisa ka daad gureeyay gobolka ay colaaduhu saameeyeen ee Itoobiya ee waqooyiga gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda federaalka ay bilaabeen duqeymo dhanka cirka ah, Guancha, sida lagu daabacay oo bogga caan ah oo dowladda taageera.
Qaraxyadu waxay ku dhufteen goobo ay degan yihiin dad rayid ah iyo sidoo kale burburinta goobo ahaa kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ku jirtay warshad sonkor ah oo Shiinuhu maal-galiyo, ayay warbixintu tidhi, iyadoo intaas ku dartay inaanay jirin cid wax gaadheen.