32 Qof Oo Soomali Ah Oo Dooni Kula Degtay Xeebaha Dalka Giriiga Iyo Tirada Ku Dhimatay.
December 5, 2020 - Written by admin
Ankara(Berberatoday.com)-Dooni ay saarnaayeen 32Qof oo Somali ah ayaa ku degtay xeebaha dalka Giriiga taasi oo ay ku dhinteen Alle ha Unaxariistee laba qof oo dumar ah halka ciidamada Giriigu ay kazoo badbaadiyeen 30 qof oo iskugu jira caruur iyo dadkale.
