berberatoday.com
Banaan-baxyo Lagaga Soo Horjeedo Dawlada Itoobiya Oo Ka Dhacay Caasimada Maqale.
December 5, 2020 - Written by admin

Mekelle(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha tplf oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in manta ay magaalada maqale ee caasimada tigree ka bilowdee Banaan baxyo lagaga soo horjeedo ciidamada dawlada fadaraalka itoobiya ee xoogka ku qabsaday ismaamulka tigreega ayaa ka dhacay caasimada maqale.

Sarkaal uhadlay ciidamada ismaamulka TPLF ayaa sheegay in mudaharaadadaasi lagu diidan yahay joogitaanka ciidanka itoobiya iyagu ay ka dagaalamayaa magaalooyinka mid ah dhulka ismaamulka tigreega

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews