berberatoday.com
Profesor Ibrahim Meecaad Oo Ka Digay Shirqoolo Ka Dhan Ah Madax-banaanida Somaliland Iyo Damaca Marinka Bada Cas”Daawo Muuqal
December 5, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Ibraahin Maxamed Meecaad Oo Kamid Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Degan Dalka Canada,Kana Mid ahaa Saraakiisii Hormuud ka ahaa  Halgankii Dib Uxoraynta Jamhuuriyada Somaliland  ayaa si adag uga Hadlay Ergayga Madaxwaynaha Somaliya Umagacaabay Arimaha Bada Cas iyo Gacanka Cadmeed Oo Aanay somaliya  gabi ahaanba maamulkeeda Gacanta ku hayn, kana mid ah dhulka Jamhuuriyada Somaliland.

Sidoo kale Prof Ibraahim Meecaad Ayaa ka digay Shirqoolada ay Somaliland usoo maleegayaan Raysal-wasaaraha Itoobiya abiy Axmed ,Madaxwayne Geelaha Jabuuti iyo madaxwaynaha  somaliya maxamed cabdilaahi farmaajo oo isagu Aan maamulka Amaanka magaalada muqdisho.

Dhanka Kale  Prof Meecaad ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu shacabka la hadlo kuna dhawaaqo in La galay Marxalad Dagaal lagu soo qaaday Madaxbanaanida dhuleed ee Jamhuuriyada Somaliland.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews