Saraakishii Uhoraysay Ee Ciidanka Booliska Ee Kasoo Baxay Kuliyada Cabdilaahi Askar Oo Lagu Xareeyay Kuuliyada Cusub Ee Booliska Jsl.
December 6, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saraakiishii uhoreeyay ee hore uga soo baxay kuliyada cabdilaahi Askar ee ciidanka qaranka Somaliland ayaa lagu xareeyay kuliyada cusub ee ciidamada booliska ee jamhuuriyada Somaliland taasi oo ay ciidankani noqon doonaan kuwii ugu horeeyay ee lagu furo kuliyada ciidanka booliska oo tiradoodu dhan tahay 46sarkaal.
