“Warkii Abiye Ahmed Wuxu Noqday Waxba Kama Jiraan, Xaaladuna Guud Ahaan Dalka Itoobiya Uma Muuqato Mid Kasoo Raynaysa”Siyaasi Cali Guray. “
December 6, 2020 - Written by admin
“Xaaladda Itoobiya Wax Ka Sii Daraya Mooyee, Wax Kasoo Raynaya Ilaa Hadda Uma Eka”Siyaasi Cali Guray.
“Warkii Abiye Ahmed Wuxu Noqday Waxba Kama Jiraan, Xaaladuna Guud Ahaan Dalka Itoobiya Uma Muuqato Mid Kasoo Raynaysa”Siyaasi Cali Guray.
Hargeysa(BErberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ”Gali guray” Oo Kamid Aqoonyahan reer Somaliland ee ka faalooda Arimaha Siyaasadeed ee geeska Africa iyo nabadgalo ayaa sheegay in Xaalada dalka itoobiya ay kasii Darayso dagaalkii ay dawlada Fadaraalku ku qaaday gobolka tigray oo ay awood ciidan kula Wareegtay Caasimadiisa dhawaan kaasi oo raysalwasaaraha Itoobiya sheegay in ay la wareegeen balse ay wali Dagaaladu Kasii socdaan islamarkaana uu gudaha dalka itoobiya kusii Faafayaan dagaaladu.