Wasiiru-dawlaha Ingiriiska u Qaabilsan Afrika Oo Wax laga Weydiiyay Xidhiidhka Somaliland Iyo Dalkiisa!
December 6, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirul-dawlaha Wasaaradda arrimaha dibadda ee daIngiriiska u qaabilsan qaaradda Afrika James Duddridge, ayaa sheegay in UK xidhiidho joogto ah la leedahay dawladda Somaliland, balse waxa uu ul-dheer dawladdiisa kaga fogeeyay aqoonsiga Somaliland.
