Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Go,aanka Dalka Maraykanku Ciidamadiisa Kagala Baxayo Somaliya. H
December 6, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa taageertay go,aanka dalka maraykanka kazoo baxay oo lagu sheegay in uu ciidamadiisa somaliya ku sugan kagala baxaya sanadka soo socda taasi oo ay Somaliland soo dhawaysay