Agaasimaha Wasaarada Beeraha Iyo Madax Ka Socota Haayada FOA Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Gobolka Gabiley Katirsan. G
December 7, 2020 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee wasaarada beeraha somaliland iyo madax ka socotay haayada foa ayaa maanta kormeer ku tagay gobolka gabiley gaar ahaan beeralayda uu saameeyay ayaxu kaasi oo dalaga saamayn balaadhan gaadhsiiyay.
