Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Dalab Uga Yimid Wasaarada Maaliyada Somaliland”Daawo Muuqal
December 7, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Ayaa golaha wakiilada usoo gudbiyay codsi uu kaga dalbanayo in ay ugolaadaan isticmaalka lacag dheera oo kazoo hadhay miisaaniyada 2020 amaba kab kazoo hadhay
Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa oqraalkaasi u akhriyay xoghayaha golaha kadibna gudoomiyaha golaha ayaa cod uqaaday kaasi oo ay xildhibaanadu ku ansixiyeen.