berberatoday.com
Laba Xildhibaan Oo Kamid Golaha Guurtida Oo Mudo Bila Laga Mabnuucay Fadhiyada Gunadiina Laga Jaray Iyo Sababta
December 7, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo bil ah ka mamnuucnay Xildhibaan Maxamed Cabdiraxman Maxamed iyo Xildhibann Cabdicasiis Maxamed Gaaxnuug, in ay foodda soo galiyaa Aqalka guurtida.
Sidoo kale waxa laga joojiyay gunadii ay qaadan lahaayeen muddo bil ah.
Xildhibaanada ayaa lagu eedeeyay in ay buuq ka dhex abuureen Golaha.
Labadan xildhibaan ayaa hore ugu eedeeyay hay’adda UNDP in ay hawl ka dhexwado golaha arrintaasi oo guddoomiye Saleebaan beeniyay.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews