berberatoday.com
“Lakala Dheeree, Orodse Maaha!” Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi
December 7, 2020 - Written by admin

Ummadaha reer galbeedku kuma horu marin, isirkooda cad, af ingiriisiga ay badi ku hadlaan, abaal gud ay alle ka mutaysteen, iyo ayaan ay uumiyaha kale ifka dheer yihiin toonna. Hasayeeshee, waxay ku horu mareen aqoon, iskaashi, isku duubni, is aamin, arrimiyaal leh ujeedooyin fog, asaagood oo ay ka maarmeen, iyo askun cadaaladeed.

Hohe! Maxaa ka run badan murtida soomaaliyeed ee tidhaahda, laxwaliba shilalka ay is dhigto ayaa lagu qalaa. Taban taabaday laba gacmood tamar ku yeeshaan. haday midigtu kali taagan tahay tahar ma goyseen.

Alla magan’e , waxaan maqli jiray anigoo inan yar ah, oday ku eedaama oogta waabari aroor kasta, (lakala dheeree orodse maaha). Haddaba, aadamuhu idilkii wuu tartamayaa if iyo aakhiroba, ee ninkii seexda ayuu Sicii dibi dhalaa!.

قال الله تعالى وَفِي ذَٰلِكَ فَلْيَتَنَافَسِ الْمُتَنَافِسُونَ

لم يتقدم الغرب بــ الالحاد بل بـ العلم .

مصطفى محمود

العدل إذا دام عمّر .. والظلم إذا دام دمّر

#ابن_خلدون

W/Q Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews