berberatoday.com
Canada: Wiil Soomaali Ah Oo Ku Guulaystay Abaal-marin Iyo Waxa Uu Ku Mutaystay
December 8, 2020 - Written by admin

Toronto(Berberatoday.com)-Wiil Somali-Canadian ah oo la yidhaahdo Nabiil Cabdi Cali oo 28 jir ah, ayaa dhawaan ku guuleystay abaalmarin sannad walba mar la siiyo 30-ka qof ee ugu saameynta badan dalka Canada ee da’doodu ka yartahay 30 sano jirka

Nabiil Cabdi Cali, ayaa Madax ka ah Hay’ad ka shaqeysa Barnamaijyada gargaarka  iyo horumarinta oo la yidhaahdo IDRF, taas oo taageerta Dadka ku jira Xeryaha Qaxoontiga iyo Dadka dhibaataysan. 

Sida lagu sheegay qoraal kooban oo laga sameeyay, Nabiil wuxuu ahaa tan iyo yaraantiisii qof caawiya carruurta dhibaateysan ee ku jira xeryaha qaxoontiga.

Hay’adda uu maamulo ayaa ka shaqo billowday Soomaaliya si ay u maamusho barnamaijyada horumarinta iyo bani’aadannimada ee dadka ay dagaallada iyo abaaruhu saameyeen.

Sidoo kale markii uu billowday cudurka safmarka ah ee COVID-19 wuxuu hay’adda IDRF ka caawiyay in dawooyin, cunto iyo biyo nadiif ah ay siiyaan dadka dhibaateysan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews