Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Markale Kormeer Ku Tagay Ceelasha Biyaha Botor Ee Gobolka Gabiley.
December 10, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada biyaha somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta markale kormeer ku tagay gobolka gabiley isagoo soo kormeeray ceelasha biyaha ee deegaanka botor ee gobolka gabiley ee biyaha siiya magaalooyinka wajaale iyo gabiley.
