Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Shaacinta Musharixiinta Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Ee Gobolka Maroodi Jeex”Daawo Muuqal
December 11, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa lagu shaaciyay laba murashax uu utartamaya deegaanka iy wakiilada iskuna deegaan ah.

