Al-Shabaab Oo Dil Toogasho Ah Ku Fuliyay Odey 70 Jir Ah Iyo Sababta
December 12, 2020 - Written by admin
Bakool(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in degmada Tiyeegloow ee ka tirsan gobolkaas ay maalintii shalay meel fagaare ah ku toogteen dagaal-yahanada Al-Shabaab odey 70 sanno jira.

Al Shabaab ayaa ninka odeyga ah ku eedeyay inuu ka shaqeyn jiray arrimaha sixirka, oo la sheegay inuu u adeegsan jiray sidii uu lacag badan uga sameyn lahaa.