Xildhibaan Musharax Iid Saleebaan Oo Olole Wacyigalinta Isdiwaangalinta Ah Ku Tagay Deegaano Katirsan Gobolka Saaxil.
December 12, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mushraxa Xildhibaan Iid Saleebaan Cali ayaa Olole Uu Bulshada ku dhaqan deegaanka laas geel iyo deegaano kale oo hoos yimaada degmada dacar budhuq ee gobolka saaxil ku wacyigalinayo in ay isdiwaan galiyaan oo ay qaataan kaadhka codbixinta Ku tagay taasi 13 bisha ka bilaambaysa gobolka saaxil.
