Wasiirka Dalka Ingiriiska U Qaabilsan Afrika Oo Ka Waramay Arrimo Somaliland Ku Saabsan Oo Uu Kala Hadlay Madaxweynaha Somaliya!
December 13, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo kala hadashay sii waditaanka wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ku dhex maray dalka Djibouti.
