berberatoday.com
Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta Oo Qasriga Madaxtooyada Dalkiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi
December 14, 2020 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa kulan maanta ku yeeshay Madaxtooyada Dalka Kenya looga arimiyo ee magaalada Nairobi kulankaas ayaa waxa kala qeyb galay Madaxweynaha weftigii Wasiirada ahaa uu hogaaminaayay halka Madaxweynaha Kenyana ay wehelinayee Wasiiro Xukumadiisa Ka tirsan weli wax faahfaahina lagama soo saarin kulankaasi marka laga reebo sawirada Kulanka oo lagu baahiyay baraha bulshada ee labada wadan waxaana la filayaa in saacadaha soo socda kulankaasi iyo wixii lagaga hadlay la baahin doono.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews