Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Hogaamiyaha Mucaaridka Dalka Kenya Raila Odinga.
December 15, 2020 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi Ayaa waxa kulan booqasho ah ugu Yimid Hotelka Uu ka degan yahay Magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi, Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dalka Kenya Ahna Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha, Mudane Raila Odinga.
