Siyaasi Warancade Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Uu Xeradii Lagu Hayay Kasoo Baxsaday Mid Kamid Ah Libaaxyadiisu!
December 15, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Lataliyaha Arimaha siyaasada ee Madaxwaynaha Somaliland Siyaasi cali maxamed warancade Ayaa wax laga waydiiyay wararka sheegaya in uu xeradii lagu Xanaanaynayay kazoo baxsaday mid kamid ah libaaxyadiisu uu Dhaqdo kuwaasi oo baraha bulshada lagu faafiyay fariimo Shacabka caasimada looga digayo libaaxa soo baxsaday.
