XogAha laga Helayo Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Madaxwayne Uhura Kenyata + Qodobo Badan Ay Ka Wada Hadleen!
December 15, 2020 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo maalintii shalay booqasho ku tagay dalka Kenya ayaa manta kulan la yeeshay dhigiisa dalka Kenya madaxwayne kenyata kaasi oo ahaa kulan saacado qaatay islamarkaana aanay warbaahintu goob joog ka ahayn.
Hadab kulan ayaa lagu sheegay in dhamaystirkiisa qodobadi laga wada hadlay layskugu soo noqon doono maalinta bari ah.