Dablay Hubaysan Oo Xalay Magaalada Laascanood Ku Dilay Saraal Katirsanaa Maamulka Kastamka.
December 18, 2020 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Dablay Hubaysan ayaa xalay fiidkii Magaalada laascanood ku dilay Alle ha,unaxariistee Marxuum Cabdirashiid Dhagjar Oo kamid ahaa shaqaalaha kastamka Magaalada laascanood.

Sidoo kale wararka laga helayo Dilkan ka dhacay magaalada laascanood ayaa sheegaya in ay baxsadeen dablaydii dilka fulisay halka maydkii marxuumka kamid ahaa shaqaalaha Wasaarada maaliyada ee kastamka laascanood la geeyay Cisbitaalka magaalada