berberatoday.com
Wasaaradda Ciyaaraha Oo Joojisay Tartanka Kubadda Cagta Ee Hablaha Gobollada
December 18, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa Maanta soo saartay Go’aan ay ku joojisay Tartan kubadda Cagta ah oo Maanta Hargeysa uga bilaabmi lahaa Hablo ka socda Gobollada Somaliland.

Wareegtu uu soo saaray Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa lagu sheegay in Wasaaraddu joojisay Tartankii kubadda Cagta ee kooxaha Hablaha ah ee Gobollada dalka, ka dib markii sida uu Agaasimuhu sheegay la jebiyey nidaamkii loo dhigay Tartankaasi, kaasi oo ahaa inaan la baahin Muuqaallada Ciyaaraha dhex maraya Naadiyada Hablaha.

Agaasimaha Waaxda Ciyaaruhu waxa kale oo uu qoraalkiisa ku sheegay in Wasaaraddu go’aanka ay ka qaadatay Tartanka Kubadda Cagta ee Hablaha Gobollada dalka ay ku saleeyeen Fal-celin uu sheegay inay ka sameeyeen Culimada Dalka iyo Bulshada qaybaheeda kale.

 Halkan Hoose kaga bogo Wareegtada lagu joojiyey Tartankaasi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews