Dawlada Itoobiya Oo Ka Hadashay Isfahamka Diblomaasiyadeed Ee Somaliland Iyo Kenya!
December 19, 2020 - Written by admin
Dawlada Itoobiya Oo Walaac Ka Muujisay Qaarkamid ah Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Somaliland Iyo kenya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Itoobiya ayaa si kooban uga hadashay socdaalkii uu Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ku tagay dalka Kenya iyo weliba isfahamka diblomaasiyadeed ee dhexmaray Hargeysa iyo Nayrobi.
