Sheekh Maxamed Aadan Oo Si Adag Uga Hadlay Boobka, Dulmiga Iyo Xad-gudubyada Bulshada Ka Dhex Dhaca”Daawo Muuqal
December 19, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Aadan Oo kamid ah culimada somliland Islamarkaana khudbad diini ah jeedinayay ayaa ka hadlay arimo door oo la xidhiidha halista ay bulshada uhorseedaan boobka, Dulmiga Iyo xadgudubyadu ee dhexdooda ka dhaca.