berberatoday.com
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Debeda Dalka Malawi Oo Hargeysa Soo Gaadhay
December 19, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibedda waddanka Malawi Eisenhower Mkaka,l Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Ayaa Goor Dhaweyd Soo Gaadhay Caasimada Somalilabd Ee Hargeysa.

Ujeedka Weftiga Ayaa Ah Booqasho Rasmiya Oo Ay Casuumad Ka Heleen Xukumada Somaliland.
Weftiga Dalka Malawi Kasocda Ayaa Waxa Madaarka Cigaal Kusoo Dhaweeyay Wasiiri Xukumada Katirsan Waxaana Loo Galbiyay Madaxtooyada Somaliland Waxaana La filayaa inay kulan isxogwareysiya la yeeshaan Madaxwwynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.
Majiro Wax wara oo Xukumadu kasoo saartay Socdaalka weftiga saxaafada Madaxa banaana looma ogolaan inay Madaarka galaan Waxase la filayaa inay kulanka Madaxweynaha kadib ay war kasoo saarto Xukumada Somaliland.
Weftiga Ayaa Lafilayaa Inay Somaliland Joogaan Labada Maalmood Ee Soo Socda.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews