Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaano katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa dhaliilay wasaarada deegaanka oo ay sheegeen in miisaaniyada ay gu jirto dakhli ay kazoo xaray-nayaan ka wasaarad ahaan cashuurta dhuxusha taasi oo ay sheegeen in ay sii xaalufinayso deegaanka